Xasan Shiikh oo beeniyey warar laga faafiyey xubnaha Midowga Musharaxiinta

Midowga Musharaxiinta Somalia ayaa beeniyey warar sheegayay inay kala qeybsan yihiin a Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh oo ka hadlayay kulan ay Midowga Musharixiinta sheegeen in  looga soo horjeeday Afgembigii fashilmay ee ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in wararka sheegaya inay kala qeybsan yihiin aysan waxba ka jirin, isla … Continue reading Xasan Shiikh oo beeniyey warar laga faafiyey xubnaha Midowga Musharaxiinta